Madaxweynaha Somaaliya Oo Kulan Kula Yeeshay Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Xoghayaha Difaaca Maraykanka.

Madaxweynaha JFS Md Xasan Sh Maxamuud, Ayaa Kulan Gaar Ah Kula Yeeshay Xaruunta Wasaaradda Gaashaandhiga Xoghayaha Difaaca Dalka Maraykanka Lloyd James Austin.
Kulankan Ku Dhexmaray Magaaladda Washington Ee Caasimadda Dalka Maraykanka Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud Iyo Xoghayaha Difaaca Dalka Maraykanka Mr Lloyd James Austin, Ayaa Si Weyn Diiradda Loogu Saaray Xidhiidhka U Dhexeeya Labadda Dal Ee Somaaliya Iyo Maraykanka, Gaar Ahaan Iskaashiga Dhanka Amaanka Ah Ee Ay Labadda Waddan Ee Maraykanka Iyo Somaaliya Iska Kaashaddaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker