Garyaqaan Cabdicasiis Oo Ku Guuleystay Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Ee Baarlamaanka Puntland.
Garoowe-(OWN)-Doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow la soo gabagabeeyay.
Abuukaate Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa loo doortay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland, kaddib markii uu helay 38 cod.
Natiijada doorashada;
Abuukaate Cabdicasiis Cabdulaahi 38cod.
General Cabdicasiis Gacamey13cod.
Cabdixamiid Shiikh Cabdisalaam 14cod
Waxaa xumaaday hal cod.
Doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow billaabnaysa,sida uu guddigu sheegay.
