Maamulka Puntland Oo Joojiyay Bixinta Aqoonsiga Madax-dhaqameedka Iyo Sababta Go’aankooda Ay Ku Salleeyeen
Garoowe:(OWN)-Wasaaradda arrimaha gudaha,Federaalka iyo dimuqraadiyaynta ee Maamulka,ayaa sheegay inay joojiyeen bixinta Aqoonsiga madax-dhaqameedyadda .
Wasiirka Wasaaraddaasi,Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad,buu bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan waxa keenay go’aankan ay dawladdu soo saartay.
War-qadda Hakinka aqoonsiga madax-dhaqameedyadda cusub,ayaa waxa lagu socod-siiyay Gudoomiyayaasha Goboladda iyo Degmooyinka Puntkand,sidoo kalena,waxa ogaysiin la siiyay Madaxeeynaha Maamulkaasi Siciid Cabdilaahi Deni.
Qoraalka Wasaaradda ayaa u dhignaa sida tan;