DEG DEG : Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi ) oo Geeriyooday

Allaahay ha u Naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi” ayaa maanta ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.

ilahay Samir iyo Iimaan Hakasiiyo Qooyskiisa iyo Shacabka Somaliyeed

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker