Dawlada Fedraalka Somalia oo Ogolaatay in Dib-u eegis Lagu Sameeyo Gudida Doorashada

Ra’iisul- wasaare ku Xigeenka dalka Somalia Mahdi Guuleed oo ka qeybgalay kulan lagaga hadlay Qoondada Haweenka ee doorashooyinka

Ayaa ka hadlay arrimo la Xidhiidh Doorashada dalka iyo cabashooyinka ay qabaan Mucaaradku.

Waxaa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay diyaar u tahay in la xaliyo tabooyin kala duwan ee ka dhanka xukuumadda si dalka doorasho uga dhacdo.

 

Mahdi Guuleed Ra’iisul-wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Maamul-goboleedyada in ay fuliyaan heshiiskii doorashada ee lagu gaadhay Muqdisho.

 

Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay diyaar u yihiin in ay dib u eegis ku sameeyaan Guddiyada doorashada ee muranka laga keenay, si loo xaliyo tabashada

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker