Dhegayso: Taariikhda Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump

Doorashada dalka Maraykanka ayaa dhacaysa 3-da bisha soo socota ee Noofembar oo ay inaga xigto wax ka yar laba biloood.

Doorashada waxaa ku tartami doona madaxweynaha xilka haya ee Jamhuuriga Donald Trump iyo musharraxa xisbiga Dimqoraadiga Joe Biden oo horeyna madaxweyne ku xigeen usoo noqday.

Maalmaha soo socda waxaan idiin soo gudbin doonaa taariikhda musharrixiinta ee madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeennda Iyo xaasaskooda.

Bal Halkan Hoose ka Dhagayso Taariikhda Madaxwayne Trump

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker