Siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa si rasmi ah uga mid noqonaya urur siyaasadeedka Barwaaqo.

siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa si rasmi ah uga mid noqonaya urur siyaasadeedka Barwaaqo.

wararku waxay ii xaqiijiyeen in Jamaal Cali Xuseen uu noqonayo gudoomiye ku xigeenka 1aad ee ururka Barwaaqo, jagadaas oo uu uga tanaasulay Siciid Cilmi Rooble oo markii hore loo qorsheeyey inuu booskan galo.

siyaasi Jamaal Cali Xuseen ayaa dalbaday in loo qabto xaflad weyn oo lagu shaacinayo inuu ka mid noqday ururka Barwaaqo.

dhinaca kale dhawaaqii maanta la shaaciyey ee beeshiisu ugu dooratay inuu siyaasad ahaan hogaamiyo ayaa ah mid lagu badhitaarayo go’aanka uu ku gaadhay inuu ka mid noqdo hogaanka sare ee ururka Barwaaqo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker