Ergeyga Dalka Finland U Qaabilsan Geeska Afrika Oo War Kasoo Saaray Socdaalkuu Ku Yimid JSL

Ergeyga Gaarka Ah Ee Waddanka Finland U Qaabilsan Waddamadda Geeska Afrika Ayaa Qoraal Kasoo Saaray Socdaalkii Uu Dhawaan Ku Yimid JSL.

Xildhibaan Suldaan Said Ahmed waxa uu qoraalkiisa ku xusay in loo baahan yahay inay miiska Wadda Hadalka Isugu Yimaaddaan Xukuumadda Iyo Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Si Loo Soo Af-jaro khilaafka Siyaasaddeed Ee Jira.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker