” Neefka xoolaha kastamka degmada Burco waxba kama qaado halka neefka Xoolaha Kastamka Berbera 3.5 Dolar lagaga qaado”

Ma jirto degmo cashuurteeda degmo kale qaadato balse waxaa jirta Xeerka midaynta cashuurta Xeer 23 oo degmo siiyay sadbursi halka degmooyinna cashuurtii xaqa u lahaayeen xeerkaasi duudsiyay.

Neefka xoolaha kastamka degmada Burco waxba kama qaado halka neefka Xoolaha Kastamka Berbera 3.5 Dolar lagaga qaado.

Xigasho Ex xildhibaan Mubaarik Yusuf Ali

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker