War Degdeg ah: Saudi Arabia Oo Go’aan Ka Gaadhay Arrinta Dhoofka Xoolaha Somaliland

Boqortooyada Sucuudiga ayaa la sheegay in ay ka laabatay go’aan todobaadkan soo baxay oo ahaa in xoolaha ka dhoofaya dekedda Berbera ee Somaliland warqadda caafimaadka ka soo qaataan xukuumadda Soomaaliya. 

Somaliland oo arrintaasi si weyn uga biyo diiday ayaa safiirka Sucuudiga kula kulantay magaalada Nairobi.

Axmed Siciid Cige wariyihii hore ee BBC-da ayaa sheegay in ilo xogogaal ahi u sheegeen in wasaaradda xoolaha qaabilsan ee Sucuudigu go’aansatay in ay si toos ah Somaliland ugala xidhiidho dhoofka xoolaha ee xilligan Xajka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker