Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre Oo Shaqa Joojin Ku Sameyey Wasiir Ku Xigeenkii Arrimaha Dibadda
Muqdisho(OWN)Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo ka joojin ku sameeyay wasiir ku xigeenka Arrimaha dibadda XFS.
War qoraal ah oo uu Bartiisa twitter-ka soo dhigay Wasiirka Warafafinta xukuumadda Soomaaliya Dahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa Shaqadii looga jiijiyey Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibada Muqtaar Mahad Daa’uud.
Halkan Hoose Ka Daawo