Daawo:-Dawladdu Tiyaataradii Bay Iibisatay Waana Laab La Kac Waxeedu ” Abwaan Laabsaalax Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Xukuumadda.
Hargaysa-(OWN)-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax ayaa waxaa uu eedeymo kulul u jeediyey xukuumada talada Haysa isaga oo ka Hadley amaro dawlada ka soo baxay oo ah in aan xafalado hotelada lagu qaban karin waxii ka danbeeya 11:5 daqiiqo habeenkii , go,aamadaas oo abwaanku ku sifeeyey kuwo laab la kac ah.
Abwaanka Oo U Warmayay Tv-ga Sidoo kale Abwaanka ayaa waxaa uu xukuumada ku eedeyey in ay iibisay Tiyaataradii ay fanaaniintu bulshada ku madadaalin lahayeen,
Halkan Hoose Ka Daawo Hadalka Abwaanka




