Hargeysa: Maxaa Lagu Xusuustaa Shaqsiyadii iyo Sooyaalkii Faneed ee Khadra Daahir oo Aas Qaran loo Sameeyey?

Hargeysa (OWN)- Xaabalaha Halleeya ee magaalada Hargeysa, waxa maanta aas Qaran loogu sameeyey Marxuumad Khadra Daahir Cige oo xalay ku geeriyootay Cusbitaal ku yaalla caasimadda Somaliland.

Marxuumad Khadra Daahir Cige oo da’deedu ahayd 65-jir, ayaa ka mid ahayd hormoodka fanka Soomaalida intii u dhaxaysay 1974-tii ilaa 2004-tii oo ay fanka ka hawl-gabtay, waxa aaska qaran ee loo sameeyey ka qayb-galay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdhilaahi ismaaciil (Saylici), Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda, siyaasiyiin, Abwaanno iyo dadweyne aad u tira badan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker