Dhegayso:Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir ee Somalia oo.Qaadacay Amar Kasoo Baxay Wasaaradda Amniga dalkaasi

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ka hadlay Go’aan kasoo baxay Wasaarada Amniga dowlada federaalka Soomaaliya oo ay ku sheegtay in aan Garoonka diyaaradaha lala geli karin wax hub ah.

 

Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir kana mid ah Musharixiinta u taagan tartanka madaxtinimada Soomaaliya ayaa Go’aanka Wasaarada Amniga ku tilmaamay caddaalad darro iyo culeys saar.

 

Warbaahinta ayaan Waxka.Waydiisay Go,aankaa Wasaaradda ee uu Qaadacay.

Halkan Hoose ka Dhagayso.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker