Daawo: Qareenada Soomaliland Oo Shaaciyay Inay Muwaadiniinta Dhiban Bilaash Ugu Doodi Doonaan
Daawo: Qareenada Soomaliland Oo Shaaciyay Inay Muwaadiniinta Dhiban Bilaash Ugu Doodi Doonaan, Qareenadan ayaa Sheegay inay Si Bilaash ah ugu Adeegi Doonaan Eedaysanayaasha ku Eedaysan Inay Wadanka Soo galiyeen Mukhadaraatka Qaadka




