Maxamed BK “Madaxweyanuhu wuxuu igu yidhi Xiddigihii Geeska Ku Noqo”.

Maxamed Bk wuxuu sheegay In Cali Warancade uu ahaa Qofkii Madaxweynaha u geeyay Wakhtigii uu Madaxweynuhu kula taliyay waa sida uu shegay in xidigaha geeska dib ugu laabto.

BK wuxuu markii ugu horaysay ka hadlay Isku day dil oo loogu beegsaday sida uu sheegay oo uu ka badbaaday.
Sababtii uu Raaligalinta u siiyay Reer Soomaliya ayuu sheegay iyo arrimo kale oo xasaasi ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker