Guddoomiyaha Maxkamadda-sare ee Puntland Oo Ku Gancan Saydhay Shaqa Joojin lagu Sameeyaay

Guddoomiyaha Maxkamadda-sare ee Puntland, Avv Axmed Taaraan ayaa ku gacan-saydhay shaqo-joojin ay shalay ku sameeyeen Golaha Wakiiladda; iyaga oo faray in uu maalinta Isniinta ah [4-ta July] hor-yimaaddo si ay xasaanad u siiyaan ama ugu diidaan.
Kutlo xildhibaanno ah ayaa si weyn uga soo horjeeda qaabka ay u dhisan tahay Maxkamadda-sare, maadaama oo Guddoomiyaha, ku-xigeenkiisa iyo Madaxweynahaba ay gobolka Bari ka soo wada jeedaan, waxaana jirta hadal-hayn ah in ay celinayaan mas’uuliyiinta.
Guddoomiye Taaraan waxa Deni magacaabay bishii April, muddadaasna wuxuu ku shaqaynayaa xasaanad la’aan, ma cadda in uu hortegi doono holaha Sabtida.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker