Somaliland oo Qayla-dhaan u Dirtay Boqortooyada Sucuudiga iyo Dunida Islaamka

Hargeysa (GNN)- Xukuumadda Somaliland ayaa ku eedaysay Dowladda Soomaaliya inay is-horjoosatay isla markaana ay carqaladaysay tiradii ay Shacabka JSL sannadkan ka heli lahaayeen Xujaajta soo gudanaysa waajibaadka Xajka.

Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Albaani ayaa sheegay inay xukuumaddu go’aansatay inaanay shacabka Somaliland sannadkan soo gudan doonin waajibaadka Xajka sababo jira awgeed, waxaanu boqortooyada Sucuudiga iyo dunida Islaamka ugu baaqay inay soo faro-geliyaan tallaabada ay ku kacday Soomaaliya.

Warkan oo faahfaahsan kaga bogo muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker