Shirkadaaha Korontada (Laydhka) Somaliland oo Damin Doona Korontada

Shirkadaha Laydhka (Korantada) ayaa go’aan ku gaadhay in laga bilaabo 1 bisha Ogosto habeen walba 11 Fiidnimo ilaa 4-ta subaxnimo la damiyo korantada, si loo beekhaamiyo shidaalka oo qarka u saaran in la waayo.

Wixii ka dambeeya 1- da bisha soo socota Gobolada Somaliland wax laydh ahi ma jiri doono 11 Habeenimo ilaa 4 ta subaxnimo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker