Dawlada Jabuuti Oo Xidhaysa Garaamada Dayaaradaha Ee Dalkeeda

Dawladda Jabuuti ayaa  ku dhawaaqdey in dhawaan ay joojineyso Duulimaadyada Caalamiga ah ee dalkaasi uga yimaada dalalka Caalamka , cabsi laga qabo Cudurka dunida saameynta ballaadhan ku yeeshay ee Caronavirus.

 

War kasoo baxay Hay’adda Duulista Hawada ee Dowladda Jabuuti ayaa lagu shaaciyey in laga bilaabo 18 Bishan March  ay joojinayaana Diyaaradaha Caalamka uga imaanaya si ay muwaadiniinteeda uga badbaadiso Coronovirus.

 

Dalka Jabuuti ayaa ilaa iyo hadda aan laga helin cudurka Coronovirus,Hayeeshee  Si ay sheegeen madaxda dalkaas inay ka feejigan yihiin Cudurkaas,isla markaana ay ka shaqeynayaan badbaadada muwaadiniintooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker