Maxakamada Gobolka Maroodi-jeex oo Maanta la Horkeenay 9 Ka Mida Dadkii Lagu Xidhay Mudaharaadkii

Maxakada Golbolka Maroodijeex ayaa Maanta la horkeenay 9- Kamida dadkii dhawaan lagu Xidh xidhay Mudahaarkii Hargaysa ka dhacay, iyadoo ay Maxkamaddu Xoriyadoodi dib ugu soo Celisay 9 -Kaasi Muwaadin ,
Maalinta Khamiista ayaa Maxkamada Gobolka Maroodi -Jeex la horkeeni doona dadka kale ee qaarkood jeelka Mandheera ku xidhanyihiin ee lagu qabtay Mudaharaadkii Hargeysa ka dhacay

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker