Maxaa Kala Qabsaday Dr Gaboose iyo Reer Gabiley oo Somaliland Ka Arrinsaday?

Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa kulan la qaatay dhalinyarada iyo Aqoonyahanka gobolka Gabiley, halkaas oo dadweynihii ka qayb-galay ay su’aalo kala duwan ku weydiiyeen guddoomiyaha.

Muuqaalka Hoose kaga bogo Su’aalihii  la weydiiyey Dr Gaboose iyo Jawaabihii uu ka bixiyey

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker