Xisbiga Waddani Oo Lacag dhan $10,000 Ugu Deeqday Dhismaha Garoonka 2-aad ee Burco.

Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan ayaa lacag dhan toban kun oo doollar ($10,000) waxay guddoonsiiyeen dhallinyarada gacanta ku haysa dhismaha garoonka 2-aad ee magaalada Burco.
Musharraxa iyo guddoomiyaha ayaa bulshada ugu baaqay in ay ka qayb qaatan dhamaystirka garoonka oo ay wadaan dhalinyar is xilqaantay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker