Xooghayihii Warfaafinta ee Xisbiga Ucid oo Xabsiga Loo Taxaabay
Xoghayaha Warfaafinta xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi, ayaa ciidamada Police-ku xabsiga u taxaabeen.
Xoghaye Yuusuf Kayse, ayaa kamid ahaa masuuliyiintii saaka ka qeyb-galay mudaharaadkii salmiga ahaa ee ka dhacay Hargaysa.