Daawo:-Wasiirkii Hore Ee Hawlaha Guud Cali Mareexaan oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Musuq-maasuq Lagu Eedeeyay.

Hargaysa:- (OWN) Wasiirkii Hore Ee hawlaha guud iyo Guryaynta Somaliland Cali Maxamed Cali Mareexaan oo maanta warfidiyeenka kula hadlayay magaalada hargaysa ayaa si culus iskaga difaacay Eedaymo Musuq-maasuq oo ay soo saareen Gudida Dabagalka Ee Golaha Wakiilada Somaliland, Cali Mareexaan ayaa waxa uu sheegay in uu maxkamad la tiigsan doono Xildhibaan Naasir Cali Shire haadaanu raali galin ka bixin warbixinta ay soo saareen loogana baahanyahay cadaymo HalkanHoose ka daawo muuqaalka warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker