Qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo Geeriyooday
Alle Ha u Naxariiste Waxa Magalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyooday Qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo mudooyinkii u dambeeyaayba Xanuun Haleelay u Jiifay .
Marxuumka ayaa ahaa Qoraa aad ugu Xeel dheer Dhaqanka Somaliga Waxanu dhirigalin Siin Jiray Dhalinyarada




