Komishankii hore oo la soo celiyo malaa waxa ka fiican kan.

Dhaqane iyo dhaashane dhalin weeye magaallo.dhaqankoodu mid maaha . Dhaliil la iskama qaato . DHafoor taabasho weeye . Dhibtana la iskuma eego.daily way kaftamaan . Hadana la isma dhegaysto.Dhoohanaad tahay waalan iyo adaa dhoocil ka liita warkoodaa ku dhamaadee .Kaalayoo bal dhegeyso.
Dhaqane:waar heedhe malaa komishankii hore oo la soo celiyo waxa ka fiican kan.
Dhaashane: kee
Dhaqane: 1.Gudoomiye :Madaxweyne muse biixi abdi
2. Gud ku xigeen : Saleebaan mahamoud aden
3. Bashe mohamed farax
4. Gen ,Nuux taani
5. Garyaqaan Aden x ali axmed
6. Mohmed kahin axmed
7. Marwo Hinda gaani
Dhaashane: hayey .kuwan waa dowladii oo dhan e.
Dhaqane; oo hadaa ma kuwii horaa shacab ah sow iyaba dowladuun may aheyn?
Dhaashane;Imika ma gudidii dhexdhexaadinta ayaad leeday waxba may dhexdhexaadin?
Dhaqane;Abwaan gaariye ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyee wuxuu yidhi;
Waxaa geed lala tagaa gedaad tahay eray la da` ah.gefkana bashar baad u tee inaad ka garowdo khalad gob bay caadadeeda tahay.

 

Waa qalinkii: Baxnaan x aden diiriye
Sweden

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker