” Doorashada Ururrada xeerarkeedii diyaar ma aha” Cabdiqadir Jirde

Siyaasi Cabdiqaadir Jirde ayaa ka Hadlay Khilaafka siyaasadeed ee ka jira Somaliland waxanu ka hadlay siyaasada madaxweyne Muuse Biixi.

“Dad baa yidhaa (Muuse) waa kornayl, aniguba kornayl baan ahaa markaa ma jiro kornayl Jaahil ah garasho la’aanna kama aha ee inta aan garanayo iyo inkabadan ba wuu garanaya laakiin, waa badheedh.” Ayuu Yidhi Cabdiqadir Jirde

Sidoo Kale Waxauu ka Hadlay Doorahooyinka Ururada Siyaasada iyo Doorashada Madaxweynaha.

” Doorashada Ururrada xeerarkeedii diyaar ma aha, wakhti la qabanayana lama yaqaan laakiin, waxa inoo diyaar ah doorashada madaxtooyada oo xeerarkeedii iyo miisaaniyaddeedii ba diyaar yihiin. Doorashada madaxweynuhu sabab allaale sabab ay dib ugu dhacdaa ma taallo.”
Mudane Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker