Ganacsade Aadan-Baradho Iyo Qoyskiisabu Waxay Tacsi Tiiraanyo U Dirayaan Marxuum Xaaji Cabdi Xuseen

Tacsi . X. Aadan Baradho , caruurtiisa xaaskiisa iyo qoyskiisku waxay tacsi u dirayaan. Eheladii , qaraabadii ,qoyskii iyo dhamaaba bulshada reer Somaliland ee ka baxay. Marxuun. Xaaji Abdi waraabe oo maanta ku geeriyooday magaalada. Hargaysa waxaanu eebbe uga baryayaa. Inuu janadii fardowsa ka waraabiyo aamiin aamiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker