Xisbiyada Mucaardka oo Hadlay

Xisbiyada Mucaardka ee Waddani iyo UCID ayaa sheegay xukuumadda Somaliland cadaadis saartay guddida Doorashooyinka si ay isu-casilaan.

Mucaaradka ayaa sheegay in xukuumaddu kala dirtay shaqaalihii guddida Doorashooyinka si ay meesha uga saarto diyaar garowga Doorashada madaxtooyada ee qorshaysan 13 November.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker