Mahad Salaad oo Loo Magacabay Taliyah Hay’adda NSA

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxa ay ku ansixiyeen magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka oo lagu magacaabo Mahad Maxamed Salaad.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker