Chenny ‘’Dhabtii, waan ognahay in Sadaam Xuseen iyo Ciraaq si weyn ugu lug lahaayeen argagixisada.’’
Dick Chenny waxa uu qayb weyn ka ahaa ‘’ qorshihii madaxweyne George W. Bush ee ‘’dagaalka argagixisada’’ oo ay ku jirto galitaankii Maraykanka ee Ciraaq Maarso 2003.
Kahor duullaanka, Cheney ayaa sheegay in nidaamka uu hoggaaminayay Sadaam Xuseen uu haystay hub halis ah oo wax baabi’in kara, hase yeeshee hub noocaas ah laguma helin howlgalka milatari ee dagaalkaas.




