Ciidamada Somaliland oo Qabsaday Dagmada Boocame ee Gobolka Sool

Ciidamada Somaliland ayaa saaka qabsaday degmada Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool islamarkaana ahayd degmada keliya ee Gobolkaas ka maqan gacanta Somaliland.
Cutubyo ka tirsan ciidamada Somaliland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay Boocame halkaas oo ay ka sameeyeen dabaal-degyo la xidhiidha xuska 18-ka May.
Ciidamada Somaliland ayaa labadii sano ee u danbaysay ku mashquulsanaa u diyaar-garowga qabsashada degmada Boocame.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker