Baligubadle oo Lagu Gubay khamri Tiro badan

Maamulka Gobolka Hawd Iyo Ka Degmadda Baligubadle Ayaa Goob Fagaare Ah Ku Gubay Maandooriye Aya Soo Qabteen Ciidanku.

Maxkamada Gobolka Hawd Ayaa Sidoo Kale Xukun Ku Riday Eedaysaneyaashi Kiiskaasi Loo soo qabtay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker