Cidamada Israa’iil oo Dilay wariyihii Al-Jasiira ee Dhulka falastiin Uga soo Warmaysay
Ciidamada Yahuuda ayaa goordhow dilay wariyihii Aljazeera ee kasoo warami jirtay dhulka Falastiin Shireen Abu Akleh
Iyadoo saakay tabineeysa war ku saabsan ciidanka Israel oo dagaalo kawada daanta galbeed ayey Madaxa xabad ugu dhufteen
Muuqaalo la baahiyay ayaa la arkayay Shireen Abu Akleh oo madaxa xabad uga dhacday.
Allah Ha u naxariisto waxey inbadan soo tabin jirtay dhibaatada Falastiin lagu haayo.




