Tacsi: marxuum XASAN CABDI XASAN XADI

نَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY. Waxaa xaley magaalada berbera ku geeriyoodey alle ha u naxariiste marxuum XASAN CABDI XASAN XADI Waxan tacsi tiiraanyo leh udiraynaa, maayarka magaalada borama SALEEBAAN XASAN XADI & qoyskiisa oo uu ka baxay marxuum xasan cabdi xasan xadi oo xaley ku geeriyootey magaalada berbera . Waxan si gaar ah isla tacsidaas ugu diraynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuum XASAN CABDI XASAN XADI oo xaqii ku yimidey kuna geeriyoodey xaley magaalada berbera waxaanu leenahay إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Waxanu Allaha naxariista badan uga baryeynaa inuu Janatal Firdawsa ka waraabiyo; eheladiisa iyo qaraabadiisa iyo asxaabtiisana ka siiyo samir iyo iimaan Amen amen amen.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker