๐๐๐๐๐๐๐ง๐ ๐๐ช๐๐๐๐๐๐ ๐๐ค ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฎ ๐๐๐ง๐ ๐๐ ๐ช๐ช ๐๐ช ๐๐๐๐๐๐ฎ ๐๐๐๐ก๐ค
Mid ka mid ah taageereyaasha kooxda Kubbada Cagta ee Newcastle ayaa xabsiga Loo taxaabay ka dib markii uu ku kaajay taaladda Bob Stokoe oo halyay looga aqoonsan yahay kooxda Sunderland ee horyaalka dalka Ingiriiska.
Bob Stokoe oo ah tababare soo maray kooxdaasi ayaa 1976 la qaaday FA Cup xilligaas oo ay ka guulaysteen Leads United.
Ninkan taalada ku kaajay ayaa xidhnaa garanka Kooxda Newcastle.