Madaxweynaha Guinea ayaa amar Duldhigay Shirkadaha Macdanta

Madaxweynaha Guinea Mamady Doumbouya ayaa ku amray shirkadaha ajnabiga ah ee ka shaqeeya macdanta inay ku sifeeyaan kheyraadka gudaha dalkiisa, isla markaana ay si siman ula wadaagaan dhaqaalaha soo xarooda.

Guinea waxay leedahay kaydka ugu wayn aduunka ee macdanta la yiraahdo bauxite, kaas oo loo isticmaalo in laga sameeyo aluminium. Waxaa loo isticmaalaa baabuurta & warshadaha cuntada.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker