Komishanka Doorashooyinka ayaa Dhaariyay Masuuliyinta Heer Gobol iyo Heer Dagmo

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa tababar u soo xidhay isla markaana dhaariyey madaxda heer Gobol iyo heer Degmo ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL.

Tababrkan oo maalmahan uga socday magaalada Hargeysa ayaa lagu baranayey sidii madaxda Goboladu uga shaqayn lahaayeen Diwaangelinta Codbixiyayaasha oo dhawaan dalka ka bilaabmi doonta.

Waxana halkaa dardaaran uga jeediyey xubnaha Komishanka Doorashooyinka oo uu horkacayo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker