Golaha Wasiiradda Dalka Qatar Oo Ansixiyey Miisaaniyad Kor Loogu Qaadayo Dhalinyaradda Guur Doonka Ah.

Golaha Wasiiradda Dalka Qatar, Ayaa Ansixiyey Miisaaniyad Kor Loogu Qaadayo Dhalinyaradda Guur Doonka Ah, Isla-markaana Lacago Lagu Caawinayo Lagu Siinayo Dhalinyaradda Aan Hore u Guursan, Wakhti Xaadirkanna Diyaarka u ah Inay guursaddaan.
Golaha Wasiiradda Dalka Qatar, Ayaa Ansixiyey Miisaaniyad Dhan $ 82 Kun Oo Dollar Oo La Siinayo Lammaanahan Is-calmadday Ee Is-guursadda. Xukuumadda Dalka Qatar, Ayaa Ku Sheegtay Lacagahan Lagu Caawinayo Dhalinyaradda guurka Diyaarka u ah Inay Uga Dan Leedahay Siddii Loo Kobciyo Tirada Dadka Ku Nool Wadanka Qatar Ee Wadanka U Dhashay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker