Daawo Wasiir Bayle Oo Ka Hadlay Heeshiiskii Uu Saxeexay Ee Uu Hakiyey Khayre

 

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Wasiir Beyle waxaa uu sheegay in mashrucaas qeylo dhaan farabadan ay ka timid, isla markaana dhamaan la isugu yeeri doono dhinacyada ay quseyso.

Halkan Hoose ka Daawo wasiirka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker