Qarax Lala Beegsaday Ciidamada Itoobiya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya.

Weerar aad culus ayaa ciidamada Itoobiya lagula eegtay gudaha dalka Soomaaliya.

Duleedka degmeda Diinsoor ayaa lagu weeraray kolanyo ciidamada Itoobiya ah iyadoo qarax lala eegtay kadib uu khasaare halkaas ka dhashay.

AlShabaab ayaa sheegatay in ay weerarka ku dileen 3 ka mid ah ciidamada Itoobiya iyo 4 kale oo ku dhaawacmay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker