Dood Wadaag Lagu Qabtay Washington DC Oo Ay Ka Qayb-qaateen Aqoonyahano Caalamiya iyo Xubno Ka Mida Weftigii Madaxweynaha JSL

Weftigii Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo maalintii todobaad ku guda-jira safarkoodii shaqo ayaa kullan muhiima oo Lagaga dooday Fursadaha Jamhuuriyadda Somaliland ugu jira safarka madaxweynaha iyo wakhtigiisa ayaa dhexmaray Jaaliyadda Somaliland ee Ku dhaqan Dalka Maraykanka iyo xubnaha wasiirada ah oo ay wehelinayaan Aqoonyahano taageera qadiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo sidoo kale Aqoonyahanada reer Somaliland oo uu ka mid yahay Pro Axmed Ismaaciil Samatar kullankaas oo la isku dhaafsaday doodo muhiima ayaa la isku waydaarsaday su’aalo la xidhiidha qadiyadda madaxbannaanida Somaliland iyo guulaha la taaban karo ee ka soo hoyday safarka madaxweynaha iyo weftigiisa.

May be an image of one or more people, people sitting, people standing and indoorMay be an image of 11 people, people standing and indoorMay be an image of 10 people, people standing and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker