Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Xukuumada ku Dhaliilay Aafada Sicir-bararka
“Xukuumaddu Waxba Kamay Qaban Aafada Sicirbararka, Ishaa Macallin Ah Oo Waad Arkaysaan Halka Xaal Marayo, Taas Beddelkeeda Na Dhammaan Mas’uuliyiintii Ka Hadlay Waabay Ku Jees Jeeseen Bulshada Tabaalaysan…” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI




