Milatariga dalka Burkina Faso Oo Awoodda dalka afgembi kula wareegeen.

Milatariga dalka Burkina Faso ayaa maanta sheegay inay awoodda dalka afgembi kula wareegeen.

Sarkaal ka tirsan ciidammada ayaa hadalkaasi ka sheegay telefishinka qaranka dalkaasi.

Afgembigan ayaa yimid maalin ka dib markii ciidammo gadoodsan ay la waregeen saldhigyada milatariga, rasaasna laga maqlay caasimadda.

Ciidammada ayaa ku eedeynaya dowladda inay ku guul darreysatay inay siiso taageero ku filan oo ay kula dagaalamaan mintidiinta Islmaaiyiinta ah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker