Maxaa Ka Jira In Xeebaha Dalka Somaliya Lagu Daadiyo Haamaha sumeysan

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay haamaha sunta kiimikada ay ka buuxaan ee lagu daadiyo badda Soomaaliya, kuwaas oo bilihii tegay qaarkood kusoo caariyey xeebaha dalka, gaar ahaan kuwa gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker