Abwaan Cismaan Kujare Oo ka tirsanaa xisbiga Waddani, ayaa ku dhawaaqay Urur Cusub

Cismaan Kujare, oo ka tirsanaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay inuu xisbiga iska casilay

Masuulkan ayaa ku dhawaaqay urur cusub oo uu shaaciyay inuu ku dhawaaqay kaas oo lagu magacaabo Ugbaad

Cismaan Kujare, ayaa hore uga tirsanaa xisbiga Kulmiye, wuxuuna xiliyo kala duwab dhaliilo u jeedinaayay xukuumadda somaliland

Ururka cusub ee ku dhawaaqay ayaa la filayaa inuu sabab u yahay inuu iska casilo xisbigii uu muddada ka soo tirsanaa

Cismaan, oo ka hadlaya is casilaadiisa ayaa wuxuu yidhi:-

” Saaxiibaday waxaan leeyahay waan iska casilay xubin-nimadii Xisbiga Wadani Ururadiina way inoo furan yihiin” Cismaan Kujare

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker