ASAGIIBAA KU INDHA CAD
Isagaaba ku indha-cad
Keene iyo kordhiye
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib mar labaad ayuu soo hadlay
Isagoo hanjabaaya JANANKII . waa ninkaan islahaa haddii waddani
Nimo jirto darajadaa laga xyuubinayaa.
Kordhiye. Saaxiib markuu arkay ninkan la leeyay ha csilo inuu yahay
Kii diray inuu isagu ku indha cadaado foolxumaduu sameeyay waa
Gartii waana ayaan darada haysata S/LAAN
Ayadoo qarankoo dhami warbaahinta mariyay xaal bixin iyo raali
Gelin beeshuu ku gefay ayuu isagii maxkamad leeyay dadbaan
Geynayaa taasna wuxuu arkaa in inaadeerkii kaga horeeyo
Oo isaga xaal lasiin doono .
Waar maxay gobanimo dhimatay
Oo maxay madaxweyna nimo dhimatay
Soomaali laaney waa nasiibkaa in ay noocaasi isukaa daba fadhiyaan
Oo ALLE madax kaaga dhigo.
Guuleed liibaan .
snm1710@livecom