Dawladda Soomaaliya Oo U Yeedhay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya ee Switzerland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeedhay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Mudane Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker