Cudurka Covid-19 Ee Faraca Omicron Oo Sare u Kacay UK
Xaalad weyn ayaa magaalada London lagaga dhawaaqay kaddib marki la xaqiijiyay in ka badan 10 000 oo kiis oo cusub oo la xidhiidha xanuunka Covid-19 faraca Omicron.
Maalmihii ugu danbeeyey tirada faracan cusub ayaa gaadhay 90 418 kiis sida la diiwaan geliyey sabtidii shalay.




